Hadii Somalia ay ka mid ahayd wadamada aan lagu isticmaali karin ChatGPT oo aan loo ogolayn in lagu isticmaalo .
Hada waxa lagu daray wadamada lagu isticmaali karayo ChatGPT adiga oo si toos ah u isticmaali karaya oo aanad u baahanayn wax VPN ah iyo number wadan kale ah .
Waxaanad ka heli karaysaa oo aad Kala soo dagi karaysaa app ka ChatGPT Play Store iyo App Store ka .
Comments
Post a Comment