Shirkadda Google ayaa xidhi doonta dhammaan akoonnada Gmail-ka ah ee aan la isticmaalin muddo 2 sano ah iyo wixii ka badan.
Hadii uu jiro ciwaano Gmail ah oo macluumaad badani kugu jireen oo aanad sanado badan furin inta aan lagaa xidhin oo aan hawada laga saarin gal oo LOGIN dheh si uu dhaq dhaqaaq u sameeyo oo loo ogaado in uu account Kani uu jiro .

Comments
Post a Comment