5 Free Courses waxaad ku baranaysaa programming languages iyo web development


 5 courses oo faaido badan oo free ah


1=HTML and CSS

Course kan waxaad ku baranaysaa html iyo css waana bilow ka faaidayso .

https://www.udemy.com/course/html-css-easy-steps-to-create-a-web-template-from-scratch/


2=Java 

Course kan waa Java waxaad ku baranaysaa habka aad u istcimaali lahayd iyo qaabka uu u shaqeeyo luuqada Java.

https://www.udemy.com/course/java-programming-basics/


3=Python

Course kan waxaad ku baranaysaa qaabka uu u shaqeeyo iyo sida loo isticmaalayo luuqada Phyton.

https://www.udemy.com/course/object-oriented-python-programming/


4=WordPress 

Course kan waa free waxaana dhigaya ustaad somali ah waana WordPress.

Waxaad ku baranaysaa qaabka uu u shaqeeyo iyo sida loo isticmaalayo.


https://www.udemy.com/course/wordpress-somali/


5= web development using  html and css.

Course kan waxaad ku baranaysaa web development iyo qaabka loo adeegsanayo iyo habkla loo isticmaalayo .

https://www.udemy.com/course/web-development-learn-by-doing-html5-css3-from-scratch-introductory/



Comments