Qormo ku saabsan computer science
3 website oo lagu Barto barashada computer Science .
1=Website ka koobaad waxa la dhahaa.
Stanford Engineering Everwhere
Waa website aad ka baran karayso barashada computer science waxaana laga yaaba muuqaalada ku jira badan koodu in ay yihiin free .
Waa kan link ga website kaasi :
stanford.edu
2=website ka labaad isna waxa la dhahayaa .
Website kani waxaad ka baran karaysaa casharo ku saabsan computer science iyo programming languages kuwaas oo free ah .
Waa kan Website kan link giisu:
2=website ka labaad isna waxa la dhahayaa .
Study to night
Website kani waxaad ka baran karaysaa casharo ku saabsan computer science iyo programming languages kuwaas oo free ah .
Waa kan Website kan link giisu:
studytonight.com.
Website ka saddexaad waxa la dhahaa
Waa website aad ka baran karayso casharo ku saabsan computer science iyo dhamaan programming languages kuwaas oo aad ku baran karayso qaybo lacag ah iyo qaybo free ahba .
Website kan link giisu waa kan
tutorialspoint.com
Websites ku siday u Kala hooseeyaan ayey u Kala muhiim San yihiin.
WAXAAN RAJAYNAYAA IN AAD WUXUU KA FAAIDAY WAANA MAHADSAN ✍
Website ka saddexaad waxa la dhahaa
TutorialPoint
Waa website aad ka baran karayso casharo ku saabsan computer science iyo dhamaan programming languages kuwaas oo aad ku baran karayso qaybo lacag ah iyo qaybo free ahba .
Website kan link giisu waa kan
tutorialspoint.com
Websites ku siday u Kala hooseeyaan ayey u Kala muhiim San yihiin.
WAXAAN RAJAYNAYAA IN AAD WUXUU KA FAAIDAY WAANA MAHADSAN ✍
Comments
Post a Comment