Hadii aad Tahay Graphic Designer Oo aad Samayso Designs Badan Website kan wuxuu kuu qabanayaa oo uu kaa saacidayaa in aad ka hesho mockups Badan oo aad dhex galinayso Designs kaaga kaas oo kuu sii qurxinaya Design kaaga Adigoo ka helaya Design Walba oo aad samaynayso Mockup kiisa .
Website Ka magaciisu Waxa weeye Mockups-Design.com .
Hadii aad tahay muuqaal sameeye ama aad youtuber tahay Website kan Waxaad ka helaysaa oo uu kaa saacidayaa in aad ka hesho muuqaalo Qurux badan oo free ah iyo sawiraan free ah oo aad hawlahaaga ku qabsan karaysid .
Website ka magaciisu waxa weeye Pexels.com .
Hadii aad tahay Graphic Design oo aad samayso Designs Badan Website kan wuxuu kaa saacidayaa in aad ka hesho Farta nooc yadeeda kala duwan oo qurux badan taas oo aad ka dooran karayso Designs ka aad samaynayso fartii ku soo bixi lahayd .
Website ka farta aad kala soo dagaysid magaciisa waxa la dhahaa Dafont.com .
Website kani Wuxuu kaa saacidayaa in aad hesho Icons aad u baahan tahay hadii aad Programmer tahay ama Graphic Design oo aad u baahan tahay Icons Website kan ayaad ka helaysaa icons aad u baahan tahay.
Website ka aad ka helayso icons magaciisa waxa la dhahaa flaticon.com .
Website kani wuxuu kaa saacidayaa in aad si fudud u badali karayso format ka Documents gaaga : "tusaale ahaan hadii aad haysato file powerpoint ah oo aad rabto in aad Word ama PDF ahaan ka dhigto format kiisa file ka booqo Website kan ka dibna soo dooro file aad rabto in aad format kiisa badashid intaas ka dibna waxaad doorataa format ka aad rabto in aad u badashid file Document ee aad badalayso .
Website Format Documents kuu badalaya magaciisu waxa weeye ILovePDF.com .
Comments
Post a Comment